• ISBN: 978-91-979009-9-7
  • Förlag: OmHassan Förlag
  • Kategori: Språk & ordböcker
  • Tillgänglig sedan: Augusti 2023
E-bok

Miniparlör

Av Abdifatah Banaimon

MINIPARLĂ–R: SVENSKA SOMALISKA Buuggani waa buug loogu tala galay dadka ku cusub waddankan Iswiidhan, in uu ka haqab tiro adeegsiga luuqad maalmeedka aasaasiga ah. Kani waa daabacaaddii kowaad oo ka kooban qiyaastii 25 mowduuc oo isugu jira erayo iyo weero lasoo xulay.

Waxaad kaloo si sahlan buuggani uga heli kartaa liisas erayo taxan oo khuseeya hal mawduuc. Adigoo markaas si fudud ula soo bixi kara erayga aad raadineysid ama in aad erayada u xafiddo mowduuc waliba gaar.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone