- ISBN: 978-91-87223-99-0
- Förlag: OmHassan Förlag
- Kategori: Skönlitteratur
- Tillgänglig sedan: Juli 2021
E-bok
Dadqalato iyo qori ismaris
Buugan dadqalato iyo qori ismaris waa buug sheekooyin ah, sheekooyinkaas oo ay intooda badani ka soo jeedaan dhaqanka soomaaliyeed. Sheekooyinkani waxa loogu talo galay dadwaynaha soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada ku jirta dugsiyada dhexe, sare iyo qof kasta oo doonaya ama xiisaynaya akhriska sheekooyinka afka Soomaaliga ku qoran, ee ka soo jeeda dhaqankeenna Soomaaliyeed. Sheekooyinkani waxa ay kaalin laxaad leh ka qaadan karaan kobcinta iyo xiisaynta afka hooyo oo haddii la helo sheekooyin

