- ISBN: 978-91-981447-0-3
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Barn och ungdomar
- Tillgänglig sedan: Augusti 2023
E-bok
Hooyo ibar alfabeetada
Tixanaha buuggaagta HOOYO I BAR waxaa loogu talo galay carruurta 4 illaa 7 jir ee xannaanada carruurta dhigata, si ay u bartaan magacyada sawirada uu tixanahu ka koobanyahay. Tixanaha HOOYO I BAR wuxuu ka kooban yahay sawiro iyo magacyadooda oo is wata, taasi oo waalidka u dhibyareynaysa inay carruurtooda baraan erayada aasaasiga ah.

