• ISBN: 978-91-98211603
  • Förlag: Eurosom bokförlag
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Juli 2021
E-bok

Cilmi-boodhari caashaqiisi

Av Maxamed Xirsi Guuleed ``Abdibashir´´

Boqorkay huq iyo ciil, Hagar-daamo lumisoow, hadimada kal-gacalka leh, cilmigii u hoydow, heesaha baroorta ah, hal-qabsiga jacaylkoow, hambalyiyo salaaniyo, hibo iga guddoonoo, kolley waan hubaayoo hawlii addunyada, heshay aayahoodee; hal yar aan ku toydee, jannadii mahuruddaa? hadh qabow ma jiiftaa? hoobaan ma gurataa? hablo xuural-cayn ihi, sow kuuma heesaan? wixii aad la haysaba, hoo kuma yidhaahdaan? (M I Warsame, Hadraawi; Hud-dud).

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone