- ISBN: 978-91-98211634
- Förlag: Eurosom bokförlag
- Kategori: Skönlitteratur
- Tillgänglig sedan: Juli 2021
E-bok
Awliyooy lagaa dood
`´Awliyooy lagaa dood´´ waa buug laga ururiyey silsilad-maanseed lagaga doodayo meeqaanka awliyada iyo waxtarkooda. Waa suugaan, aqoon diineed, taariikh-daqameed iyo diiwaan luqadeed. Doodda waxa qarxiyey jawaab laga bixiyey qasiidadii ``Cabdiqays ee awli allaay adeeg´´.

