• ISBN: 978-91-976662-9-9
  • Förlag: Eurosom bokförlag
  • Kategori: Religion
  • Tillgänglig sedan: Augusti 2021
E-bok

Isdaahirinta muslinka

Av Maxamed Xirsi Guuleed ``Abdibashir´´

Kitaabkani waxa uu ka hadlayaa dahaarada ama sida uu qofku isu daahirinayo. Waxa loogu talo galay inuu noqdo qaybtii labaad ee kitaabbo is daba socon doona oo ka hadlaya diinta islaamka. Qaabka kitaabku u qoran yahay waa hab su’aalo iyo jawaabo ah. Wuxu ka kooban yahay 220 su’aalood iyo jawaabahooda oo kuu lafo guraya qaabka dahaarada.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone