- ISBN: 978-91-985670-1-4
- Förlag: Janaale Publishers
- Kategori: Barn och ungdomar
- Tillgänglig sedan: September 2022
E-bok
Diin iyo Dawoco
Buugga wuxuu ka sheekaynayaa mid ka mid ah sheeko xariirooyinka xayawaanka. Buugga waxaa ku qoran saddex sheeko xayawaan oo kala ah.
1) Diin iyo Dawaco. 2) Dawaco iyo Dhurwaa. 2) Libaax iyo jiir. Dhammaan sheekooyinkan waa sheeko carruurooyin caan ku ah bulshada Soomaaliyeed. Sheekooyinka waxaa la socda sawirro farshaxan oo midab leh.

