• ISBN: 978-91-639-4554-0
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Övrigt
  • Tillgänglig sedan: Augusti 2021
E-bok

Eraybixinta caafimaadka

Av Dr. Maxamed Xaashi MD

Wuxuu akhristuhu ka heli doonaa buuggan eraybixin kobcisa aqoontiisa dhinaca luqadda iyo cilmiga caafimaadka, sida magacyada iyo calaamadaha cudurada, xubnaha jidhka, baadhitaanka cuduradda iyo guud ahaan arrimo bada oo la xidhiidha aqoonta caafimaadka. Waxaa buugan aad uga faa´iidaysan doona dhakhaatiirta iyo kalkaaliyaha caafimaad ee u baahan inay xoojiyaan af Soomaaliga. Waxaaa kaloo aan ka maarmi karin buuggan dadka ka turjuma arrimaha caafimaadka iyo guud ahaan qof kastoo Soomali ah oo ku n

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone