• ISBN: 978-9187223181
  • Förlag: OmHassan Publisher
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2021
E-bok

Laba midable

Av Suldaan Maxamed Suldaan Ibrahim (Garyare)

Buuggani waxa uu cabbirayaa ama tilmaan ka bixinayaa dareenka qofka Soomaliga ahi ku eego arrimmo badan oo ku hareeraysan noloshiisa ama jiritaankiisa. Arrimahaa oo dhammi waa mid lagama maarmaan u ah nolosha qofka amase uusan qofku ka gudbi karin la´aantood. Ummad waxa lagu sinji soocaa qaabka ay u nooshahay, waxaana lagaga soocaa ummadaha kale ee ay dunida kuwada noolyihiin, iyada oo ay lagama maarmaan tahay in bani´aadamku uusan wax badan ku kala geddisneyn markii laga reebo bay´adda uu ku no

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone