• ISBN: Daabacada 1:aad
  • Förlag: Qamar Aw Faarax
  • Kategori: Samhällskunskap
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2021
E-bok

Udub-dhexaad

Av Qamar Aw Faarax

Fahamka Masyyliyadu waa furaha fikradaha uu dhaqankaagu xambaarsanyahay.

Dhiganahaan Udub-dhexaad, waa hagge xambaarsan hayaan barbaarineedka toggan ee ubadka si uu u daboole baahi masuuliyeedka haysata hormuudyada hantiyay ilmaha (waalidka). Kolkaas na uu kabo cilmiga tirada yar ee laga qoray isla modwuucaas, waxaana u arkay inay tahay tani oo ay u baahanyihiin shakhsiyaad kasta oo masuuliyadaas qaaday. Maadaama ay jiraan waalid qaada masuuliyaddaas iyaga oo aan u diyaarsanayn ama faham badan ka haysan.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone