• ISBN: .
  • Förlag: SamFlex Förlag
  • Kategori: Samhällskunskap
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2021
E-bok

Diiwaanka ereyada aqoonta siyaasadda

Av - Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim (Garyare)

Maaddo kasta oo waxbarasho iyo mid fikradeedba, waxa ay u baahan tahay aragti dheeri, erayo u gaar ah iyo ulajeeddo dhadhan leh; sida qeexid, falanqeyn, iskuxir iyo la falgelid aqooneedba waana mid muujineysa qiimaha maaddadu yeelan karto. Filasoofka reer Faransa lana yiraahdo Alexis de Tocqueville, ayaa waxa uu daraasad ku sameeyey khatarta ka iman karta haddii maaddada macneheedu noqdo mid dahsoon dadkuna wada fahmi waayaan. Tusaale, haddii la rabo in dhacdo (factor) la caddeeyo, waxa dhici ka

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone