• ISBN: .
  • Förlag: SamFlex Förlag
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2021
E-bok

Sooyaalkii qorista far soomaalida

Av . Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim (Garyare)

Waxa jira marxalado ka la geddisan oo uu soo maro AF kasta oo dunida lagaga hadlo, Soomaaliguna waxa uu ka mid yahay AFafkaas soo maray marxaladahaa iyo ka- lalkaas ka la geddisan. AF waliba waxa ku dhaca isbeddel, ka dib markii ay la soo dersaan xaalado wax beddela waxaana dhacda in AFku uu bilaabo in uu isbeddelo, heerar ka la duwanna uu maro. Sida ay rumaysan yihiin khuburada ku xeeldheer AFafku, qaybaha AFka ee uu isbeddelku ku dhaco waxa ugu horreeya codka ama dhawaaqa (phonology), dabadeed

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone