- ISBN: .
- Förlag: SamFlex Förlag
- Kategori: Historia
- Tillgänglig sedan: Oktober 2021
E-bok
Basaasaddii Ingiriiska
Sida qoraaga reer Maraykanka ah, ee la yiraahdo Janet Wallach, ay
dhiganeheeda “Desert Queen: Extraordinary Life of Gertrude Bell,
Adventurer, Adviser to Kings, Ally of Lawrence of Arabia,” soona
baxay sannadkii 1996kii1ku caddeysey,Gertrude Bell waxa ay mar ahayd
haweeneyda ugu awoodda badan Boqortooyada Ingriiska. Waxa loogu
yeeri jirey Basaasaddii reer Galbeedka, Carabtuna ay u la baxday Amiiraddii
Mu’miniinta. Waxa ay nolosheeda, inta badan, la qaadatay rag hantiley ah,
kuwo awood siy

