• ISBN: 978-975-8738-60-1
  • Förlag: SamFlex Förlag
  • Kategori: Religion
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2021
E-bok

Tarbiyaynta Nafta

Av Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim (Garyare)

Ibnu Jawzi "waxa uu ahaa tusaale wacan oo aan marnaba ka go'ayn qalbiga iyo maanka dadka mana jiro qof la mid ihi. Waxa uu ahaa mid mar walba afka ku haya gabayada wanaagsan ee Alle ka cabsiga u badan, maahmaahyada iyo murtida macaan ee dheguhu isu taagayaan in ay maqlaan, waxa uu ku hadli jirey kelmado wanaagsan iyo oraah hufan, kuwaas oo lahaa tayo wax ku qaadasho leh. Ma filayo in uu dunida soo marayo mid la mid ah isaga wixii ka dambeeya. Waxa uu calanka u siday dhiirrigelinta iyo yididiilad

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone