• ISBN: ISBN: 978-91-88133-09-0
  • Förlag: SamFlex Förlag
  • Kategori: Litteraturvetenskap
  • Tillgänglig sedan: November 2021
E-bok

QALIN MA KOOBAAN

Av - Maxamed Xirsi Guuleed ``Abdibashir´´

Buuggan ”Qalin ma koobaan” oo maansooyinkiisu dhanyihiin, isla markaana hordhacyadoodu weheliyaan waxa ii soo gudbiyey qoraaga iyo dhaqan-aqoonka Cabdalle Xaaji Cismaan Ceeleeye oo jaalkay ah. Cabdalle wuxu igu yidhi: ”tafatirid, macnayn iyo iskudubbaridid ku samee buugga oo ha soo baxo”. Waxa intaas nooga horreeyey in aannu labadayadu ka sheekaysannay suugaanta Cali Mooge Geeddi, bishii diisembar 2012 annaga oo fadhina hotel Djibouti oo ku yaal magaalada Djibouti. Waxanu is tusaalaynay sida ay

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone