- ISBN: 978-91-527-1640-3
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Barn och ungdomar
- Tillgänglig sedan: Augusti 2023
E-bok
Boqor Baarriyow
Buuggani waxa uu qayb ka yahay taxanaha ”AKHRIS KOBCIYE” ee uu dejiyay Cabdifataax Baanacaymuun.
Waxa uu u qoran yahay si sahlan, waxaana lagu kabay sawiro farshaxan qurxoon oo ka turjumaya qoraalka, si carruurta akhris baradka
ah ay u helaan qoraal fudud iyo sawir u sahlaya fahamka sheekada iyo kobcinta fakarka.

