- ISBN: 978-91-527-0881-1
- Förlag: SamFlex Förlag
- Kategori: Barn och ungdomar
- Tillgänglig sedan: December 2021
E-bok
B A R O Magacyada maalmaha bilooyinka
Waa buug si xiiso leh carruurta ugu sharraxayo maalmaha, bilooyinka iyo xilliyada.
Qoraagu wuxuu u sharraxayaa qaab fudud oo ey maskaxda carruurta si hufan u qaban karto
macluumaadka ku qoran buugga.
Ujeedada buugga loo qoray waa kobcinta akhriska
carruurta iyo in ey si fudud u bartaan magacyada maalmaha isbuuca, bilooyinka iyo inta maalmood ay ka
kooban yihiin iyo magacyada xilliyada iyo cimilladaastaanta u ah.

