• ISBN: 978-91-986819-1-8
  • Förlag: Mustafe Cabdiraxmaan
  • Kategori: Facklitteratur
  • Tillgänglig sedan: Januari 2022
E-bok

Dhaxal-Hooyo

Av Mustafe Cabdiraxmaan Sh.Muxumed (Dheereeye)

Dhaxal-Hooyo waa buug si qoto-dheer uga hadlaya marxaladihii kala duwanaa ee dhigaalka far Soomaalida, lahjadaha iyo qaybaha kala duwan e luqadda Soomaaliga. Waxaa kale oo uu si hufan usoo bandhigayaa aasaaska naxwaha af Soomaliga, xeerarka qoraalka toolmoon iyo taarikhda faca-weyn ee dadka iyo deeganka Soomaalida gumaysiga ka hor, xilligii gumaysiga iyo gumaysiga kadib.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone