- ISBN: 978-91-982343-1-2
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Biologi
- Tillgänglig sedan: Januari 2022
E-bok
Qaybaha Jidhka
Qaybaha Jidhka
Buuggan waxa uu ka hadlayaa ama sharaxayaa qaybaha jidhka iyo shaqooyinkooda, waxaanu ka bilaabmayaa qaybta ugu yar ee ah unugga waxa uu uga sii gudbayaa nudaha ilaa xubnaha. Buuggu waxa uu mid mid u dul istaagaayaa Habdhisyada jidhka sida, Dheefshiidka, Neefsashada, Kaadi-mareenka, Dhiigga, Dareenwadayaasha iyo Taranka. Buuggu waxa kale oo uu ka hadlayaa abuurka ilmha iyo marxaladaha uu soo maro ilmuhu.

