- ISBN: 978-91-985597-0-5
- Förlag: Afkeena Bookstore & Publishing
- Kategori: Skönlitteratur
- Tillgänglig sedan: Februari 2022
E-bok
Fijiyaayo
Ujeeddaydu waxay tahay; buuggaan iyo dhacdooyinka ku qorani in ay noqdaan muraayad ay tahay in bulshada soomaaliyeed is ka daawato. Caqliga ay hoggaaminayso maahmaahda oranaysa; Maroodigu takarta saaran ma arkee maroodiga kale takarta saaran buu arkaa horumar lagu gaari maayo. Waa liidnaan iyo garaadxumo in adigoo leh ceebo boqolkiiba boqol la mid ah kuwa dariskaaga, ay ku farxadgeliso in uu ceebahaas leeyaha deriskaagu, isla markaana aad isaga ku dhaleecayso ceebahaas.

