• ISBN: 978-91-985597-1-2
  • Förlag: Afkeena Bookstore & Publishing
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Februari 2022
E-bok

Maska bari - Diiwaanka Maansooyinka - Khaliif Shiikh Maxamuud

Av Shaafici Xasan Maxamed

Gabyaa Khaliif Shiikh Maxamuud waxa uu ahaa midkii ugu cod dheeraa xagga maansada xilli ay siyaasadda Soomaaliya ku jirtey cakirnaan iyo kacdoon badan. Waxa ay gabayadiisu soo baxeen xilli dadka la cabburiyey oo aysan haba yaraatee cidina awoodin in ay taliskii markaa jirey khaladaadkiisa ka hadasho. Waxa ay gabayadiisu ahaayeen nefis aad u weyn oo dadku heleen.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone