• ISBN: --
  • Förlag: Afkeena Bookstore & Publishing
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Februari 2022
E-bok

Qaran dumay iyo qoomammadii

Av Abdirahman Omar Warsame

Qoraha Buuggani, Cabdiraxmaan Cumar Warsame, wuxuu ku dhashay magaalada Gaalkacayo ee Soomaaliya, halkaasoo uu waxbarashadiisii bilawga ahayd ku qaatay. Wuxuu ka qalin-jebiyey Kulliyaddii waxbarashada ee jaamacaddii Soomaliya 1979, halkaas oo uu ku qaatay shahaadada jaamacadda ee koowaad, uuna ku bartay cilmiga luqadaha. Dabadeed, wuxuu cilmi-baare ka noqday Akadeemiyadii culuumta iyo fanka Soomaaliyeed intii uusan aqoon-kororsi ugu kicitimin dalka India, halkaas oo uu shahaada 2aad iyo tan 3aad

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone