• ISBN: 978-1782808084
  • Förlag: Saalax Cawed Cali
  • Kategori: Samhällskunskap
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2023
E-bok

Islaamka iyo dawladda

Av Saalax Cawed Cali

Summadda iyo samayska dawladda Islaamka. Waa buug kuu qeexaya nooca ay tahay dawladda Islaamku doonayo ee laba- gabballe lagu baaqayo. Waa dawlad ay sawir khaldan ka haystaan muslimiin iyo gaalo badani. Waa dawlad haddii la dhaqan-geliyo ka wanaagsan waxa la haysto oo dhan. Waa dawlad laba arrimood oo aasaasi ah dheer dawladaha maanta la majeerto. Waa dawlad ka jawaabaysa baahida iyo isku xidhka nolosha ifka Aakhiro.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone