• ISBN: --
  • Förlag: Saalax Cawed Cali
  • Kategori: Historia
  • Tillgänglig sedan: Mars 2022
E-bok

Siyaasaddii gumeysiga

Av Saalax Cawed Cali

Waddankeenna waxaa la joogaa dabayaaqadii xilli-doorasheedka ee xukuumadda uu ka taliyo xisbiga Dalka oo uu madaxweyne ka yahay Aadan Doolli. Madaxweyne Doolli wuxuu ballan qaaday inuu qaban doono doorasho xor ah oo ay ku tartamayaan axsaabta tirada badani sannadkan gudihiisa. Doorashadan ay shacabku geli doonaan waxaa lagu kala dooranayaa axsaabta siyaasadda koodii qaban lahaa dawladda. Xisbiyada safka hore ku jira waxaa ka mid ah xisbiga Galbeedi iyo ka badhtamaha.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone