- ISBN: --
- Förlag: Saalax Cawed Cali
- Kategori: Religion
- Tillgänglig sedan: September 2023
E-bok
Tiirarka iimaanka
Bashiir, Wuxuu ku jiraa Jaamacadda sannadkii labaad. Waxaa uu qaataa kooras jaamacadeed oo uu aad u xiiseeyo oo ah cilmiga bulshada, wuxuu ahaa 12 jir dhigta iskuulka dhexe markii macallimaddiisii Istar ay uga sheekeysay fasalkooda aragtida qabta in dunidu si kedis ah isaga samaysantay ee Eebbe diidka ah, fikradaas oo loo yaqaan afka qalaad “Big Bang”. Ilaa maalintaasi wuxuu is waydiinayey halka ay ka timi fikraddani oo way xaganeysey.....

