• ISBN: 979-8-88627-139-3
  • Förlag: Ibraahim Waaberi
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: April 2022
E-bok

Qaad iyo qabyaalad

Av Ibraahim Waaberi

Waxa mahad idil iska leh, Allaha (swt) ii suurta galiyay in aan ku fekero, isla markaana xaqiijiyo (qorista) buuggan. Run ahaan buuggan intii aan ku guda jiray nolashayda wax badan ayaa iska beddelay; naftayda ayaa kow ka ah cidda aan u qoray, ee aan kula hadlayo, ka dib walaalaha soomaliyeed ee muslimka ah, meel kasta oo ay joogaan, in ay uga faa’ideeyaan nafahooda iyo kuwa kalaba.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone