- ISBN: 978-91-637-7192-7
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Historia
- Tillgänglig sedan: Juni 2022
E-bok
Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed S.barre iyo Jabhaddii SNM
Buuggani waxa uu ku saabsanyahay dagaalkii ka qarxay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco 1988kii. Dagaalkaas oo socday ila 1991kii. Dagaalkaasi waxa uu dhexmaray xukuumaddii uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre iyo jabhaddii SNM (Somali National Movement). Buugu kuma saabsanaa qaabkii dagaalku u dhacay iyo khasaarihii dagaalka, balse waxa uu si guudmar ah kuugu soo gudbinayaa xaaladdii siyaasadeed ee ka soo bilaabantay israacii labada dal ee Somaliland iyo Soomaaliya 1960kii.

