- ISBN: 978-91-985439-5-7
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Skönlitteratur
- Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok
Badbaado
Tani waa sheeko falsafadeed oo si dadban u muujinaysa salka aafooyinka. Dhanka kalana waxa ay inaga tusaysaa doorka ay haweenku ku yeelan karaan horumarinta bulshada, maareynta colaadaha, badbaadada deegaanka iyo duurjoogta iwm. Waa hoga-tusaale qurxan, waana aragti bareysa cid kasta ee akhrisa mudnaanta uu leeyahay isu tanaasulka iyo wax wada qabsiga. Dayax Cabdi Kulmiye – Bare, Jaamacadda Soomaaliya (UNISO).

