• ISBN: 978-91-87223-26-6
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok

Horor iyo kalgacal

Av Caliqeyr M.Nuur

“Horor iyo Kalgacal” waa sheeko ku beegan hilaadda qarnigii toban iyo todobaad. Xilligaas waxaa geyiga ka oognaa dagaallo ay Soomaalidu kula jirtay dalal shisheeye iyo weliba kuwa dhexdeeda ah. Dagaalka sokeeye wuxuu inta badan sababi jiray in beelo dhammi ku wiiqmaan oo ay beelo kale la toloobaan ama ay noqdaan kuwa la takooro. Reerihii ayaan- darradaasu ku dhacday waxaa ka mid ahaa tii uu ka dhashay Xaydar Ugaas Garfuul. Beesha Warween waxaa jab xooggani ka soo gaarayaa dagaal ay la gashay boqortooyadii Xabashida.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone