- ISBN: 978-91-986621-6-0
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Barn och ungdomar
- Tillgänglig sedan: December 2023
E-bok
Sagal iyo Samatar
“Sagal iyo Samatar” waa taxane ka kooban toban sheeko oo loogu talagalay ilmaha dugsiyada hoose. Waxaa curiyay Aw Cabdiqani Xasan Muxumed oo ah bare iyo qoraa ku xeeldheer af Soomaaliga. Xirmadan sheekooyinka ah wuxuu u doortay af fudud iyo hab loogu adeegsan karo kaabe waxbarasho, ha ahaadeen ilmaha magaalada iyo weliba kuwa miyiga.

