- ISBN: 978-9198662139
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Facklitteratur
- Tillgänglig sedan: Juni 2022
E-bok
Baaniye
“Baaniye” waa qaamuus-yare caafimaad oo waxtar weyn u leh Soomaalida dalka Sweden. Gaar ahaan wuxuu aad u kaabayaa turjubaannada caafimaadka oo ka helaya eraybixin sugan oo laantooda la xiriirta. Axmed Sabriye Gaaboow – bare iyo af-aqool.

