• ISBN: 978-1-80068-042-5
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Memoarer & Biografier
  • Tillgänglig sedan: Juni 2022
E-bok

Calaf iyo Cugasho

Av Maxamuud Ibraahim Jaamac (Xaaji)

Saxardiid iyo Saxarla waa sheeko tibaaxaysey qaxootigii qarniga 21aad ee Soomaali la soo dersey. Buuggani wuxuu kulansaday sheeko isugu jirta damqasho aadminimo, iyo dareen-kalgacal. Marka aad diirka ka siibtana waxaad ka dhadhansanaysaa, jacayl aan dibnaha la soo marinayn, laakiin adeeg iyo ficil lagaga jawaabayo.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone