- ISBN: 978-91-977671-1-8
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Historia
- Tillgänglig sedan: Juni 2022
E-bok
Somaliland
Sooyaalkii Somaliland ka hor 26 Juun 1960
Waxa uu buuggani ku kooban yahay intii ka horreysay 26 Juun 1960 oo Somaliland ay xorriyaddeedii ka qaadatay maamulkii Ingiriiska ee ka soo talinayey muddada dheer ee ku sinneyd siddeetanka sannadood. Somaliland waxa u gaar ahaa, heshiisyadii dhexmaray odayaashii reer Somaliland iyo saraakiilwakiiluahaaboqortooyadiiIngiriiskasannadihii 1885iyo 1886kii.

