• ISBN: 978-91-631-7418-6
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Historia
  • Tillgänglig sedan: Juni 2022
E-bok

Socdaalkii dheeraa (1988-1991)

Av Sayid-Axmed M.Yuusuf (dhegey)

Waxay sheekadu ku saabsan-tahay Guuleed oo ah nin dhallinyaro ah oo sebenkaa deggenaa magaalada Berbera iyo xaaladdiisii nololeed, ee saddexdaa sannadood. Buuggan la magac- baxay “Socdaalkii Dheeraa” waa taxane uu hordhac u yahay “Geeddiga koowaad iyo Guuleed”. Buuggani wuxuu kaa siinayaa xaaladdii xilligaa jirtay sawir-guud. Noloshii adkayd ee xeryihii qaxootiga ayaad ka dheehan kartaa. Waxa ku jira dhawr maanso oo uu curiyey qoraagu.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone