- ISBN: 978-91-988070-0-4
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Juli 2022
E-bok
CARUUSADIHII CADCADDAA
Sheekadan waxaa igu dhaliyay in aan qoro markii aan dalbaday in aan ka mid noqdo jaamacadda filimada ee Moscow, waxeyna aheyd tii leygu tijaabinayay si aan uga mid noqdo ardayda loo qaadanayo jaamacadda qeybteeda filim soosaaridda. Run ahaantii sheekadaan ayaa ii suurto gelisay in aan ka mid nqodo toban arday oo ajnabi ah oo loo qaadanayay qeybtaas.
Riyadeydu waxa weeye in aan filimeeyo sheekadan mustaqbalka.
Sheekadu waxey ku saleysantahay dhacdo ka dhacday dhulka soomaalida gaar ahaan d

