• ISBN: 978-91-988070-1-1
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Juli 2022
E-bok

CALAS-LUGEY

Av Abdi-Mahdi A. Warsama

Sheekadani waa dhacdo run ah oo ka mid ah gunaanadkii halgankii dhaqdhaqaaqii soomaaliyeed ee gumaysi diidka ahaa ee DARAAWIISHTA!

Markii aan kureyga ahaa, waxa aan jeclaa in aan ag-fadhiisto rag goobjoog ka ahaa duqayntii diyaaradihii gumaysigii Ingiriisku ku soo afjaray halgankaas!

Raggaas waxaa ka mid ahaa adeerkay Xaaji Xuseen Warsame iyo Calas Moxamed oo ah ninka ay sheekadu ku socoto, kana mid ahaa dadkii maalintaas ku dhaawacmay duqayntaasi lugtiisana ugu dambayntii ku waayey. Waana sab

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone