- ISBN: 978-87-970820-0-3
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Samhällskunskap
- Tillgänglig sedan: Augusti 2022
E-bok
7 Tallaabo oo u Taagan Maareynta WAKHTIGA
Waxaa cad oo markhaati ma doonto ah in horumarku uu ku xidhan yahay sida wakhtiga looga faa’iiddeysto. Waxa aan ognahay in horumarka qof gaadho ama bulsho ku tallaabsato uu wakhtigu saldhig u yahay. Sidaas darteed wakhtigu waa hadyad Eebe bini’aadamka ugu deeqay si loogu tijaabiyo waxa ay ka qabsan karaan adduunkan iyo waxa ay u dhiganayaan nolosha aakhiro.

