- ISBN: 978-91-988070-3-5
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Språk & ordböcker
- Tillgänglig sedan: Augusti 2022
E-bok
Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga
Qoraalkan oo ah mid aan ku soo ban dhigi doono, tubtii sooyaalka ahayd ee qoritaanka afka Soomaaliga iyo halka uu ku suganyahay af-soomaaligu maanta iyo wiliba aayihiisa dambe, waxa aan marka hore isku dayayaa in aan wax ka idhaahdo bal afka soomaaligu halka uu ka soo jeedo iyo waxyaalaha u gaarka ah ee uu ku caan baxay.
Af-Soomaliga waxaa lagu tiriyaa in uu ka mid yahay, afafka Afrikaanka iyo Aasiyaanka (Afro-asiatic branch of languages) iyo qaybta afafka kushitiga bari (Eastern cushitic subb

