- ISBN: 978-91-988070-4-2
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Augusti 2022
E-bok
WAABA LAXBAA LAGAA YIDHI
Beeshu waxa ay tiilley sanaag ka soo rogan buuraha ”Damal dhafoor weeyn”.
Nin oday ah oo ka tirsan garangar ka mid ah beelaha halkaas deggen, magaciisana la yidhaahdo Maxamed Caaqil, ayaa lax ka mid ahayd ido badan oo uu lahaa ka goolowdey.
Calan-bila saddex gu ma dhalin. Inta ay biyoowdey ayay caalyaha wananka yeelatay. Wan sumal ah ayayba u ekaatay. Bal gafuurka, tumanka iska daaye xuddunteedii ayaa cisalka wananka u ekaatay.
Moxamed-caaqil muddo ayuu ka warwareegayey in uu Calan-bila sayla

