• ISBN: 97891-976662-6-2
  • Förlag: OmHassan Publisher
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Juli 2021
E-bok

Filanwaa

Av Yuusuf X. Cabdullahi Xasan

Samatar Rooble waa arday xilligii fasaxa dugsiyada u baxay miyiga fog, si uu laba bilood ugu soo damaashaado bilicda guga oo markaa curtay. Samatar weligii cagihiisa ma dhigin meel magaalada Muqdisho ka baxsan. Miyiga iyo waayihiisana waxaa uga warrami jiray, dhallinyarada ay jaalka yihiin, oo ay qaarkood halkaas tagaan xilliyada fasaxa lagu jiro.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone