• ISBN: 97891-976662-2-0
  • Förlag: OmHassan Publisher
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Juli 2021
E-bok

Cawo iyo Ayaan

Av Yuusuf X. Cabdullahi Xasan

Cawo iyo Ayaan waa qiso run ah oo dhacday soddonkii gu´ ee ugu danbeeyey qarnigan. Waa xilligii ay Soomaalidu dhanka burburka u guurtay ee mugdigii iyo basaastii qarannimo lagu jiray. Dhacdadu waxa ay ka hadlaysaa qoys dagaalladaas ku kala lumay oo waayaha adduunka iyo waqtigu kala irdheeyey kalana fogeeyey.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone