- ISBN: 978-91-988070-5-9
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
CALI XAABOOLE
Sheekadani waxa ay ka mid tahay sheekooyinka caanka ka ah gayiga soomaalida iyo wiliba dalal badan oo adduunka ah. Afaf badan ayaa si kala duwan loogu qoray, hasa yeeshee dhinaca soomaalida waxa ay ka mid tahay sheekooyink-hadaleedyada(Oral tales) qaniga ah ee soomaalida.
Sheekadani waxa ay ka mid ahayd kuwii la iiga sheekayn jirey carruurnimadaydii. Waxa ay ahayd mid ka mid ah kuwii aadka ii xiisa-galiyey. Waligay xasuustayda kama guurin, hasa yeeshee waxa aan go`aansaday in aan qoro oo ay ka

