- ISBN: --
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Facklitteratur
- Tillgänglig sedan: September 2022
E-bok
Sidee ilmahaagu kuu maqlaa
Haddii aad raadinaysid tab iyo xeelado aad adiga iyo ilmahaagu isku maqashaan, isku fahantaan,
nolol raaxo iyo deganaana ku wada noolaataan, waxaad heshay buuggaad raadinaysay.
Buuggu waxa uu diiradda saarayaa.
-Ogaalka uu waalidku u yeelanayo naftiisa.
-Aqoonta uu u yeelanayo baahiyaha iyo hibooyinka ilmihiisu leeyahay.
- Abuurida xiriir wanaagsan oo dhexmara waalidka iyo ilmihiisa, kaasoo ah udub dhexaadka barbaarinta.
-Isticmaalka agabyada(tools) lagama maarmaanka u ah barbaarinta.

