• ISBN: 78-91-979009-3-5
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Barn och ungdomar
  • Tillgänglig sedan: Augusti 2022
E-bok

Hooyo i bar khudaarta

Av z.Abdifatah Banaeimon

Buuggan waxa uu qayb ka yahay taxanaha "HOOYO I BAR" ee

uu dajiyay qoraa' Cabdifataax Baanacaymuun.

Taxanaha waxa uu ka kooban yahay ilaa 12 qaybood oo

mowduucyo kala duwan ah. Waxaana loogu talo galay

carruurta 5 illaa 7 jir ee xannaanada carruurta dhigata ama

billaabaya fasalka 1 aad ee ku nool qurbaha, si ay u bartaan

magacyada sawirada uu taxanahu ka koobanyahay; sidoo

kalena ay ugu bartaan akhriska, waalidkana u dhibyareynaysa

inay carruurtooda baraan erayada aasaasiga ah.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone