• ISBN: 978-9529428632
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Barn och ungdomar
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Hashii Cosob & Maroodi Cagweyne

Av Nimco Noor

Buuggan Maroodi Cagweyne iyo Hashii Cosob, waa buug carruureed ay ku qoran tahay sheeko soo jireen ah oo soomalidu hiddo u leedahay. Waxaase la beddelay qaabka soo tabinta sheekada. Hannaankan cusub ee loo qoray sheekada waxay la jaan-qaadi kartaa nolosha ilmaha ku nool dunida casriga ah.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone