• ISBN: 978-91-988070-6-6
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: September 2022
E-bok

SHEEKOOYIN GAAGAABAN

Av Abdi-Mahdi A. Warsama

Sheekooyinkaan waxey ka mid yihiin sheekooyinka loogu tala galay kobcinta fahanka akhriska iyo guud ahaan kobcinta garaadka ardayda.

Waa sheeko qofkii akhriya gaar ahaan dhallinyarada soomaaliyeed ee ku nool gude iyo dibadba siinaysa aqoon ballaadhan oo kobcinaysa awoodda ereyga afka soomaaliga iyo kobcinta khayaalka(fantasiyadda) iyo farshaxanimada qoraalka gaar ahaanna dhinaca tiraabka ee suugaanta soomaaliyeed.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone