• ISBN: 978-0-9570269-3-3
  • Förlag: Galool
  • Kategori: Barn och ungdomar
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Beretankii Caan Baxay - Ardaa

Av Saynab A J Daahir

Soomaalida oo ka mid ah dadyowga caanka ku ah sheeko werinta ayaa leh sheekooyin aad u xiisa badan, murti iyo xigmadna xambaarsan. Beretankii Caan Baxay wuxuu ka mid yahay sheekooyinkaas la wada jecel yahay lagana yaqaan dhulka Soomaalidu degto oo dhan.

Saynab Daahir oo ka mid ah dadka fanka sheeko werinta ku wanaagsan ayaa si qurux badan oo soo jiidasho leh u dhigtay kana sheekeyneysa beretan ka dhex dhacay Qunyarsocde Diin iyo Dayo Dawaco!

Cabdiraxmaan M. Abtidoon AMA Books

Taxanaha AR

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone