- ISBN: 978-0-9570269-8-8
- Förlag: Galool
- Kategori: Barn och ungdomar
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Shimbir garab la´ - Ardaa
Faayoo naxdin iyo waayo adag la derseen ayaa miciinsanaysa shimbir yar oo ay awood yarideeda aad u qawadayso, meeshay shimbirihii waaweynaa ee tuke madoobe iyo xuunsho waxar-la-mood, ka khiyaameeyeen. Tolow, shimbirtan yar ee garabka li´i ma badbaadin kartaa Faayo?

