• ISBN: 978-91-87223-22-8
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Taxanaha barashada xooleheenna (Geela)

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggan taxanaha barashada xooleheenna qaybtiisa koowaad oo aan ku baraneyno geela waxa uu aqoon kooban barayaa carruurta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, gaar ahaan kuwa dhigta dugsiyada hoose/dhexe iyo dadka waaweyn ee tabaya aqoonta geela. Afka barashadiisa ka sokow waxa muhiim ah in ubadka la baro xoolaha noocyadooda kala duwan iyo qaybohooda. Geelu waa xoolaha aan dhaqanno midka ugu horreeya looguna jecel yahay, geelu waa xoolo aad u muhiim ah.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone