• ISBN: 978-91-87223-03-7
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Taxanaha barashada xoolaheenna (Lo´da)

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggan taxanaha barashada xoolaheenna oo doorkan ku saabsan lo´da, waxa uu carruurta Soomaaliyeed barayaa aqoon guud oo ku aaddan barashada lo´da, taas oo iyaga la fil ah. Qofka marka ay wax u bilaaban yihiin ayuu wax sii korodhsan karaa oo uu cilmi iyo aqoon sii raadsan karaa. Sidaa awgeed buuggani waa aqoon guud oo bilow fiican ah.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone